Diblumaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Sudan Oo Lagu amray in ay deg deg ku yimaadaan Muqdisho

Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo fulinaysa amarka Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku wargeliyay sii hayaha safaaradda, dhammaan diblamaasiyiinta iyo u-qaybsanayaasha ka hawl gala safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Khartuum ee dalka Suudaan in si deg deg ah ku ugu soo laabtaan xarunta wasaaradda arimaha … Continue reading Diblumaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Sudan Oo Lagu amray in ay deg deg ku yimaadaan Muqdisho